berberatoday.com
Khadiija Maxamed Diiriye Oo Kamida Xubnaha Baarlamaanka Xamar Oo Garoonka Diyaaradaha Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay Iyo Fadeexad Ka Taagan
April 3, 2016 - Written by Berbera Today

khadiija maxamed diiriyeHargeysa(Berberatoday.com)- Dadweynaha reer Somaliland ayaa waxa la yaab iyo amakaaga ku noqotay in garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ee Cigaal International Airport lagu soo dhaweeyo Khadiija Maxamed diiriye oo kamida baarlamaanka dawlada Xamar ee taag daran maanta iyada oo waliba soo dhaweyn ay kaqeyb galeen masuuliyiin dawlada somaliland katirsani ku qaabileen garoonka haweenaydan kasoo jeeda koonfurta Somaliya ayaa kusoo gabatay culimada sida deeqda ay ugu soo deeqeen dadka reer Muqdisho abaaraha Somaliland ku habsaday.

Haweenaydan Khadiija Maxamed Diiriye ayaa kamida shaqsiyaadka caan ku ah cayda iyo aflagaadada Umada reer somaliland iyo qankeeda gaamuray.Talaabada haweenaydan maanta lagu soo dhaweeyay ayaa umuuqata mid ay Xukumada Madaxweyne Siilanyo raali ka tahay inay shaqsiyaadka dalkan Somaliland iyo dadkiisaba hadimada ku wadaa siyar oo bilaa sanqadha isaga soo galaan, sidoo kale waxa iyana meesha ka baxaday oo dawlada Madaxweyne Siilanyo jabisay qodobkii qarada weynaa ee lagu xukumi jiray cid kasta oo ka qeyb gashay dawlada Xamar ama Somaliland udhalato ama ha kasoo jeedo meelo kaleba oo somaliya kamida,

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews