berberatoday.com
Isku Duwahii Hore Wasaarada Beeraha Ee Gobolka Saaxil Oo Soo Dhaweeyay Heshiiska Ay Wada Galen Dalalka Somaliland & Itoobiya
April 4, 2016 - Written by Berbera Today

 Isku Duwahii Hore Wasaarada Beeraha Ee Gobolka Saaxil Mustafe Max’ed Cilmi Marna Ahaa Isu Duwihii Hore Ee Wasaarada Ciyaaraha & Dalxiiska Gobolka Saaxil Ayaa Soo dhaweyn Balaadhan U soo Jeediaya Heshiiska Ay Wada Galen Dalalka Somaliland & Itoobiya Hishiiskaas Oo Uu hor kacaayay Mareeyahay Guud Ee Dekeda Somaliland Eng xaaji Cali cumar Max’ed (Xor-Xoor) Heshiiskan ayaa Ah Mid Faa’ido Badan U leh Labada dal Heshiiskan Ayaa Ka Dhacay Magaalada Debre zeit dalka Itoobiya Hishiiskan ay Gadhen Somaliland iyo itoobiya ayaa waxa Hore Ugu dhaxeeya iskaashi balaadhan oo dhinacyo badan leh,waxana xusid mudan in heshiiskani uu yahay mid muhiim ah oo sahlaya inay itoobiya badeeacadda badan kala soo degto dekedda caalamiga ah ee Berbera,waxana uu heshiiskani u horseedayaa labada shacabka ee Somaliland iyo itoobiya in ganacsiga ka dhaxeeyaa uu soo xoogaysto Ayaa Ahaa Mid Ay Dalalku Ay Waxaana Hadalka Isu Duwihii Hore Wasaarada Beeraha Mustafe Max’ed cilmi u dhiganaa Sida Tan”Waxaan si wayn u soo dhawaynayaa hashiiska ay la gashay dowlada somaliland dowlada itobiya waa guul u soo hoyatay guud ahaan dalka gaar ahaan gobalka saaxil waxaan hambalyo gaara u dirayaa maareeyaha guud ee dakeda faca weyn ee somaliland Kuna taala magaalo xeebeeda berbera oo xil iska saaray dhamaystirka heshiiska u dhexeeya labada wadan ee somaliland iyo itobiya runtii waxa uu heshiiskani wax wayn ka tari karaa horumarka berbera iyo guud ahaan dalka somaliland

 

Isu Duwihii Hore Wasaarada Beeraha G/Saaxil

Mustafe Max’ed Cilmi WA BILLAAHI TOWFIIQ

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews