berberatoday.com
MA KA HORTAGI KARNAA ABAARAHA SOO NOQ NOQONAYA EE SOMALILAND.? : W/Q: CABDIWAHAAB TOOXAYRE.
April 4, 2016 - Written by Berbera Today

Bismilaah,marka hore ilaahay baa mahad leh mar labaadka alle haynaga dul qaado abaaraha baahsan ee guud ahaan saameeyay dalka jamhuuriyada Somaliland,intaa kadib waxaan wax yar ka hadli doonaa abaaraha sanad walba soo noq noqda,saamaynta ay ku yeeshaan dad iyo duunyaba iyo waxyaabaha lagaga hor tagi karo iyadoo mar walba raxmaadka eebe ay tahay mid waasaca iyadana aynu kaga bixi karno abaarahaas.
Hadaba abaaruhu waxay u qaybsamaan laba qaybood oo kala ah kuwo dabiici ah oo ilaahay keeno iyo kuwo ay keenaan aadamuhu,abaaraha ay keenan aadamuhu waxaa keena xaalufka aadamuhu ku hayaan dhirta iyo daaqa iyadoo mar wal oo la jaro dhirta ya keenayso nabaad guur iyo abaar halka,abaarta dabiiciga ahina aan waxba insanku ka qabin Karin iyadoo ah mid ilaahay keeno oo dabiiciya.
Aniga fikir ahaantayda waxay ila tahay hadii maskaxda aynu ka shaqaysiino waxaynu wax badan ka hortagi karnaa abaarahaas waxaanan ku soo koobay qodobadan.
in biyaha oo si wanaagsan loo maamulo lana kaydiyo si loo isticmaalo xilliyada roobka ay aad iyo aad muhiim u tahay.
Hagaajinta ama samaynta biyo xidheeno ama biyo qabatino biyaha aynu ku kaydino .
Ka hortagida xaalufinta dhirta oo qeyb weyn ka qaadata abaaraha.
In la sameeyo daraasado isla markaasina khuburo loo diro ku xeeldheer arimaha deegaanka.
Sharci adag oo laga soo saaro xaalufinta dhirta iyadoo ay tahay in wasaarada deegaanku arinkaa xoojiso sidii loo xakamyn lahaa xaalufinta deegaanka.
In la sameeyo goobo lagu barto culuumta deegaanka iyadoo faa’ido weyn u ah bulshada in la baro arimaha deegaanka iyo ilaalintiisa.
In la keeno waxyaabo lagu baddalayo dhuxusha sida shooladaha iyo waxyaabaha kale la midka ah ee wax lagu shito sidoo kalena,dhir badan la beero si nabaad guurku u yaraado.
Ugu dambayn waxaan soo jeedin lahaa hadii shacab iyo xukuumadba lays kaashado oo qorshe wanagsan laga soo saaro arimaha abaaraha waxaan qabaa in aynu wax badan ka qaban karno,iyadoo ugu yaraan hal biyo xidheen oo aynu samaynaa wax badan inooo tari lahaa , ilaahayna abaartaas haynaga dul qaado hadii dhamaanteen aynu isku tagno waxba ma qaban karno lkn waxaynu raxmaanka ka rajaynayaa in raxmaadkiiska inoo shubo.

Wabilaahi tawfiiq.
Cabdiwahaab tooxyare.
Suxufi,qoraa ah.
Hargeysa,Somaliland.
Abdiw.ahaab888@gmail.com
00 252 63 4139709

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews