berberatoday.com
Madaxweyne Siilanyo Oo Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Saaxil Usoo Magacaabay Maxamed Cismaan Xaaji Axmed (Indho-balac)
April 4, 2016 - Written by Berbera Today

Indha balacHargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland ayaa Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Saaxil umagacaabay Maxamed Cismaan Xaaji Axmed (Indho-balac)oo kasoo jeeda jufada hoose ee Gudoomiye Kuxigeenkii hore ee Xilka laga qaaday xabsigana la dhigay Xaamud Xuseen Cabdillahi oo hada kuxidhan Xabsiga weyn ee Hargeysa.

Gudoomiye Kuxigeenkan lasoo magacabay Maxamed Cismaan Xaaji Axmed (Indho-balac)ayaa la sheegay inuu ahaan jiray ganacasde Xiligii doorashii Golaha wakiilada Somaliland ee 20105tiina isu soo sharaxay xubnihii Golaha Wakiilada Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer balse ku guuldaraystay inuu soo baxo.hadana waxa uu kamida ahaa Xubnaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland.

Gudoomiye Kuxigeenkii hore ee Gobolka Saaxil ee Xilka Laga qaaday ayaa xabsiga loo taxaabay iyada oo xilkii uu hayay aanu wareejinin waxaana xadhigiisa lala xidhiidhinayaa dilka Taliyihii Qeybta Booliska Berbera ee Dablayda hubaysani toogashada Ku dileen Deegaanka biyoolay oo katirsan Gobolka Saaxil, xiligaas dilku dhacaayay ayaa waxa wada socday Gudoomiye Xigeenka xilka Laga qaaday xabsigana la dhigay Xaamud Xuseen Cabdillahi iyo alle ha unaxariistee Taliyaha geeriyooday  Cabdirisaaq Maxamud Yuusuf Caseyr.

ilaa hada sababta xadhigiisa lama cadayn balse waxa la sheegay in jufada uu taliyaha geeriyooday kasoo jeeday Xukumada ka dalbadeen in loo xidho loona baadho in uu ku lugleeyahay dilkaas Taliyaha iyo in kale,

 

 

Indha balac

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews