Madaxweyne Silaanyo Oo Gaadiid Caafimaad Ku Wareejiyey Guddida Gurmadka Abaaraha Ee Heer Qaran
April 4, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa lix gaadhi oo ah nooca loo yaqaano Ambulance-ka ah oo loogu tallo galay in loo isticmaalo gurmadka caafimaadka dadka abaaruhu saameeyeen ku wareejiyey guddida heer qaran ee gurmadka abaaraha.
war-saxaafadeed uu soo saaray af-hayeenka madaxtooyada Somaliland oo uu kaga warbixiyey sida deeqdan loola kala wareegay ayaa waxa uu u dhignaa sidan:-