berberatoday.com
MAXKAMADA SARE GO’AANKA AY KA GAADHO XISBIGA UCID, WAA GUUL DARADA DAWLADDA IYO MUSHARAXEEDA MUSE.
April 4, 2016 - Written by Berbera Today

Muuse Geel jireWarka ugu danbeeyay ee Xalay aan helay waa Muse Bixi oo leh wax kasta ha ugu qaadato, Jamal Ali Hussein waa in aanu Musharax noqon.
Taasi waa Go’aanka Muse iyo Xulufadiisa.

Haddii ay sidaa u dhacdo oo Garsoorayaasha Maxkamadu Muse u xagliyaan, oo Jamal Musharax noqon waayo, waynu eegi Taageerayaashii Jamal sida ay Muse uga aar gutaan.

Haddii Jamal Musharax noqdo, Faalkii Muse loo faaliyay waa rumoobayaa.
Kaas oo ahaa haddii Jamal Musharax noqdo waa dhacaysaa Musow.

Aniga ra’yigaga ama sida aan u arko Muse Dab buu dhan walba u shiday, Haddii ay Saldanaddii Awal noqoto, Ucid, Isbahaysigii Kulmiye iyo Waddani una malayn maayo in uu intaa ka wada adkaan doono.

ALOW AAN WAAGA WARAABE CUNIN, BAL AYNU EEGNO AAYIHIISA.

ASXAABTAYDA, BAL FAALEEYA GO’AANKA MAXKAMADU WAXA UU NOQON DOONO IYO SAAMAYNTA UU KU YEELAN DOONO MUSE.

 

Mohamed Yassin Hassan
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews