berberatoday.com
Xadhigii Halgamayasha “Ufo”, Doorkii Eng. Faysal Iyo Cadaymo Sugan “Documentary Evidence” Drs Hoodo Yusuf.
April 4, 2016 - Written by Berbera Today

Safarkii Faysal Cali Waraabe kaga soo kicitimay Mogadiscio ee uu ku yimi Hargeisa ;Xidhiidhka shaqo, saaxiibtinimo iyo xididnimo ee ka dhaxaysay Gen.Gaani & Faysal ; Kulankii gaar ahaaneed ee ENG Faysal la yeeshay Prof Axmed Dhabacul ” Jabane”, Eng Maxamed Baruud iyo Dr Colaad ,oo markaa ahaa qorayaasha iyo qaybiyaasha

Waxaan halkan kusoo bandhigi doona qormooyin taxane ah oo ku saabsan dabayshii isbedel doonka “UFO” ee ka curatay Hargeisa 1978-1982 ; Ujeedooyinkii loo asaasay ; halgamayaashi hormoodka ka ahaa: Eng. Maxamed Baruud, Professor Ahmed Dhabacul “Jabane”;Dr Aden ; Dr Taani; Axmed Xussein Caabi; Dr Colad iyo qaar kale oo aan gadaal ka sheegi doono; Waxyaabahii ay ka qabteen Hargeisa Group Hospital iyo TB Hospital;Qaabka ay u shaqayn jireen ; Jariidada qarsoodiga ah ” Secret Newsletter ” ay soo saari jireen oo la odhan jiray UFO ; Kicintii dareenka shacbiga; Wafdagii Siyaad Barre soo diray ay ka mid ahayeen Axmed Sulaiman Dafle; Axmed Siilaanyo , Axmed M Farax ” laxwas”;Jaamac Gaas Mucaawiye ; Shirkii ka dhacay Hargeisa Officers Club ” ee ay kula kulmeen ganacsatada,odayaasha iyo xubno ka socday UFO ; Hadaladii Dr Aden, Dr Taani, Prof Jabane; Gunaandkii lagu kala kacay ee Xaaji Basbaas Cismaan Food;
Safarkii Faysal Cali Waraabe kaga soo kicitimay Mogadiscio ee uu ku yimi Hargeisa ;Xidhiidhka shaqo, saaxiibtinimo iyo xididnimo ee ka dhaxaysay Gen.Gaani & Faysal ; Kulankii gaar ahaaneed ee ENG Faysal la yeeshay Prof Axmed Dhabacul ” Jabane”, Eng Maxamed Baruud iyo Dr Colaad ,oo markaa ahaa qorayaasha iyo qaybiyaasha jariidada “UFO”; Waxyaabaha uu shirka soo bandhigay iyo ku gacansaydkii halgamayaasha ; Eng Faysal iyo saddexdaa halgame ee gaarka loogu diray waxay kasoo wada jeedaan isku hayb guud ( Garxajiz)
Xadhagii ugu horeeyay ee Prof Jabane & Eng Maxamed Barood ee 2nd November,1981; Xadhigii ku xigay ee 39 aqoonyahan; Amarkii Axmed Sulaiman Dafle ee ahaa inaan la toogan aqoonyahanada la xidhxidhay ilaa Maxkamad la keeno; Xukunkii Maxakamada ee dhacay 28th Feb,1982 iyo xabsi daa’inkii “Life sentence “; Kacdoonkii bulshada iyo dhagaxtuurkii; Bilogwii halagnka SNM ; Jeelkii labaatan Jirow ( solitary confinement ).
Xubanaha loo adeegsaday basaasinimda UFO waxa hormood ka ahaa Eng Faysal Cali Waraabe; Aden Cali Gudahaad ” Aden Wali ” iyo Cabdi Laangadhe ; Cadaymaha aan soo bandhigi doona waxa ka mid ah 1. ) ” Copy of Affidavit ” ay saxeexeen Aden Cali Guhaad & Cabdi Laangadhe oo ay ku markhaati furayaan kooxda “UFO”; labadaa Marxuum tolkood “Ciidagale ” ayaa Somalila dibedda uga saaray oo Maxkamadda kamay soo xaadirin, markhaatina may furin. 2.) Copy of Assgeno Circulare ” Jeega Wareega” oo ay ku dhigantahay So.Sh 40,000 ( una dhiganta $ 6,350 at the rate of US 1 = So.Sh 6.3)) .Jeega Wareega waxa ku qoranaa Eng Faysal Cali Waraabe , waxaana saxeexay Gen Gaani.Waxa la filayaa inuu Faysal lacagtaas u qaybiyay Aden Waali & Cabdi Laangadhe oo deegaan kasoo wada jeedaan.
Qormooyinka soo socda waxaydon ka dheehan doontaan tafaasiisha dhacdooyinkaas kor xusan & Cadaymaha oo ku lifaaqnaan .
Drs Hoodo Yusuf . UK, London.
Yhoodo @yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews