Digniin Caafimaad: Wax Ka Ogow 8 Arimood Oo Aad Halis Ugu Jirto Inaad Ka Qaado Cudurka Macaanka
April 5, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Digniin Caafimaad: Wax Ka Ogow 8 Arimood Oo Aad Halis Ugu Jirto Inaad Ka Qaado Cudurka Macaanka
Arimo badan ayaa sababa cudurka Macaanka kuwaas oo badankooda Dadku og yahay balse waxaa jira arimo qarsoodiya oo kugu sababi kara macaan. Hadaba inta badan dadka ayaan aqoon u lahayn arimahan oo loo yaqaano Sababaha Qarsoon ee Keena Macaanka (silent-causes-of-diabetes). Hadaba wax ka ogow akhriste liiskan hoos ku qoran.
Alle Ha inaga samato bixiye Cudurka Macaanka ahe ayaa dalkeena ku badan iyo guud ahaanba Somalida waxaana Fiican in Qofkastaa ka hortago inta aanu asiibin.s