berberatoday.com
Wer degdega:- Gudoomiye Cali Guray oo Sheegay in uu Maxkamad la Tiigsan Doono Faysal Cali Waraabe+ Qorshaha Xiga oo uu Sheegay in uu Wadani ku Biiri Doono Hadii UCID la waayo.
April 5, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

cali gurayHargeysa(Berberatoday.com)-Qoraalo Koob kooban oo uu Soo Dhigay Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray)- oo uu kaga Hadlay Arimaha Xisbiga UCID ee Khilaafka Ba’ani ka Taagan yahay , ayaa waxa uu ku sheegay Qoraaladaasi in uu Faysal Cali waraabe Maxkamad la Tiigsan Doono oo ay Sharciga ku kala Bixi Doonaan.

waxaana uu u Dhignaan Qoraalkaasi Sidan.

“Ina Cali Waraabe doorkan maxkamad uun ha taagnaado. Warqadiisii iyo tan waxay tegi maxkamad aniga ayaana dacwad u furaya. Ama tooday noqon ama way noqon waayi. Hadii sharci la waayo ka sii wanaagsan” Cali Guray

Dhanka kale Muj:Cali Guray waxaa kale oo uu Qoraaladiisan ku Xusay in uu Leeyahay Qorshe Balan B ah oo Hadii Xaalada UCID Noqoto burbur ama dacwadaasi lagaga Guulaysto in uu ku Biiri Doono Xisbiga Mucaaradka ah ee wadani waxaana uu Yidhi mar kale.

“Aniga Plan B mar walba wuu in uu jiraa. Ilaahay kama dhigo eh haday tooda noqoto sheekadu waa WADDANI iyo Cabdiraxmaan oynu ugu ducayno Madaxwayne ku soo baxa cod buuxa” slide Victory”. Markaa mar kasta Kulmiye waa khasraan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews