berberatoday.com
Ogaysiis Shirkii Laamaha Europe ee xisbiga Kulmiye oo 29.4.2016 lagu qabanayo Finland
April 5, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

kulmiye

Dhamaan Xisbiga Kulmiye laamihiisa Europe waxa laogaysiinayaa in Shirweynihii 2aad ee Kulmiye Europe lagu qabanayo magaalada Helsinki ee wadanka Finland 29-30. 4.2016 .

Shirkan oo dabasocda kulankii Kulmiye Europe ee hore uga dhacay Stockholm 05.03.2016 waxa kasoo qaybgali doona Laamaha Wadamada,  Finland,  Sweden,  Denmark, Uk,  Belgium, Holland, Norway iyo Germany

Waxa sidoo kale khadka taleefanka kaga qaybgalidoona Musharixiinta iyo hogaanka guud ee Xisbiga

Haddaba waxa  si xushmad leh looga codsanayaa dhamaanba Hogaanada Laamaha Europe ee Kulmiye  iyo Martisharatuba inay wakhtiga ilaaliyaan oo kasoo qaybgalaan.

Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh taleefanada hoos kuqoran ee guddiga qabanqaabada.

Gudoomiye-xigeenka Kulmiye Finland  Mudane Abdirisaaq Guray 00358466658009 , Xoghayaha Guud Ahmed Ismail +358504616818

Allaa Mahad leh

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Finland
Ahmed   A   Khaliif  +358466375012

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews