Sir Ka Soo Baxday Safarkii Madaxweyne Siilaanyo Ku Tagay Dalka Kuwait Iyo Wargeyska The Indian Ocean Oo Fashiliyey Arimo QarsoonaaBoqorka Dalka Kuwait Sheekh Sabaal Al axmed Al jaabir ayaa la sheegay in uu balan qaaday in uu ka fiirsan doono inuu maalgelin ku sameeyo dib u dhiska garoonka Magaalada Burco

Warbixin laga qoray safarkii Madaxweyne siilaanyo ku tagay dalka Kuwait ayaa sheegtay in Boqorka Kuwait uu madaxweyne Siilaanyo u sheegay in uu eegi doono inuu maalgelin ku sameeyo dib u dhisaka madaarka Burco
Wargeysku wuxuu sheegay inaan la filayn talaabadan maadaama oo aanu la socon wasiirka Duulista iyo hawada. Balse wasgeysku wax faah faahin ah o dheeraad ah ma bixin