berberatoday.com
Deg Deg:- Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Oo Ka Hadlay Geerida Dr Cabdi Aw-daahir Oo Ay Isbahaysiga Ku Wada Jireen
April 6, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
xirsi1
Deg Deg:- Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Oo Ka Hadlay Geerida Dr Cabdi Aw-daahir Oo Ay Isbahaysiga Ku Wada Jireen Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Mud. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Tacsi diiranyo leh u diray eheladii, qaraabadii Asxaabtii iyo dhamaan shacbiga Somaliland geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Dr. Cabdi Aw Daahir Cali waxaana qoraal kooban oo kaga hadlayo geeridaa murugada leh uu soo dhigay barta uu ku leeyahay facebook u dhignayd sida tan:

Waxaan tacsi tiiraanyo badan u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo guud ahaanba qaranka JSL oo uu Allaha u Naxariistee maanta ka baxay Marxuum Dr. Cabdi Aw Daahir Cali

Marxuumka waxaan ku aqaanay dun wanaag, diin xafid iyo dad yaqaanimo waxaanu kaalin muuqata kasoo qaatay nabadayntii, dib u dhiskii iyo taabo galinta qaranka Somaliland

Marxuumka waxaan waxaan Illaahay u waydiinayaa Naxariis iyo dembi dhaaf badan sidoo kale qoyskii, qaraabadii, ehelkii , asxaabtii iyo guud ahaanba qaranka JSL-na waxaan Illaahay u waydiinayaa Samir iyo bedel.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews