Haayada Caafimaadka Aduunka(WHO)Oo Ka Digtay Cudurka Macaan Oo Aduunka Kusoo Badanaya Dadkii Ugu Badnaana Saamayay
April 6, 2016 - Written by Berbera Today
New York(Berberatoday.com)-Hayada Qaramada Midoobay ee caafimaadka ee WHO ayaa sheegtay in cudurka macaanka uu gaaray heerkii ugu sareeyay, iyadoo ku dhawaad kow iyo tobankii qof uu hal qof uu saameeyay adduunka.
