berberatoday.com
In Waqtigu Cajiib Yahay Maxbuus Ciilan Baa Garan Qiimo Cuudku Leeyahay Sabool Caydh Ah Baa Garan
April 6, 2016 - Written by Berbera Today

In Waqtigu Cajiib Yahay
Maxbuus Ciilan Baa Garan
Qiimo Cuudku Leeyahay
Sabool Caydh Ah Baa Garan

Laxaad Caafimaad Qaba
Curyaan Heetiyaa Garan
Dhallaan Iyo Caruurnimo
Duq Ciroobay Baa Garan

Hugu In Uu Cudoon Yahay
Cid Jiilaal Helaa Garan
In Colaadu Halis Tahay
Nimu Cadow Qabtaa Garan

Aayadaha Cibrada Sida
Caalimkii Dhigtaa Garan
Waalid Iyo Canaantii
Agoon Ciirsi Laa Garan.
::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::
Caawa Waxaan Rabaa Inaan Idhaahdo Samia Muse Waa Taqaanan Dareenka UCID Ee Ku Xeerana Waad Taqaanaan!
Dareen UCID Waa Sax Haddii O Noqday Dareen Jaceyl UCID Ah, Qofkii Dareen UCID Wax Ka Sheegayana Waa Qof Asalba Ahaa Qof Bilaa Damiir Ah Oo Markasta Ka Hadla Daaha Hoostiisa. Waa Iska Hadle Ina Eger Iyo Iskahadasho Ina Eger !

Shalay Maan Noqon UCID Ee From 2012-2016 Ayaan Dhiigi Cusbaa Ee New UCID Cabay , Strategiga Aan Ku Kurayna Waxay Ahayed Meel Haddii Aad Gashid Amma Waa Laga Muqnaada Amma Waa Laga Maqnaada , Alxamdulilaah.

Waxaan Idiin Sheegaya Xiligii Aan Ku Soo Biiray UCID 2013 Ilaa Maanta Waxaan Ahaa Qofkii Ka Furay Intaaso UCID Groups Barahan Facebooga Almost 8 Groups.. Marka Intaaso Qol Layso Wada Geeyo Waxay Yihiin Dad Gaadhaya 4319 Iyo Waliba Dad Kale Oo Fara Badan Aanan Wali Accept Gareen.

Sawirka1: Waa Madaxwenihi Hore Finland Marwo Tarja Halonen.
Sawirka2: Waa Godomiyihi Barlmaanka Hore Mr Eriki Heinoluoma
Sawirka2 : Waa Madaxdi Sare Social Demogratic Party (SDP)

I Am The Admin Of All These UCID Groups :
_____________________________________

1- GARABKA HAWEENKA NEW UCID EE FINLAND
Furay : 04.02.2013 Members : 157
2- Ucid Culture & Music Channel
Furay : 2013 Members : 571
3- UCID MEDIA GROUP 2015
Furay : 2013 Members : 570
4- UCID CAMPAIGN FOR 2015 / حملة دعم حزب العدالة و الرأفة لعام ٢٠١٥
Furay : 2013 Members : 562
5- Ucid Kuwait
Furay : 2014 Members : 805
6- Ucid New Generation Of Somaliland
Furay : 2015 Members : 457
7- Taageerayaasha Ucid Finland Iyo Eurpoe
Furay : 2015 Members : 494
8- Gudida Campaignka UCID/ UCID Campaign Group 2017
Furay : 2016 Members : 800

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews