Madaxwaynaha Maamulka Puntland Oo Ka Hadla Sababta Ay U Aqbalaadda Nidaamka 4.5
April 6, 2016 - Written by Berbera Today
Garoowe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Maamulka Puntiland C/Wali Maxamed Cali Gaas, Ayaa Faah Faahin Dheeraad Ah Ka Bixiyay Aqbalaada Nidaanka 4.5 Iyo Iyo Sababaha Ku Xumbaaray In Puntiland Ay Xiligan Aqabasho In Wax Lagu Doortp Nidaamka Qabaliga Ah.
Waxa Uu Sheegay Madaxweynaha Puntiland In Aqabalaada Nidaamka 4.5 In Ay Ka Dambeesay Kadib Markii Ay Usoo Baxday Sadax Arin Midkood Ay Kamid Tahay In Soomaaliya Inteeda Kale Ka Go’aan Hadii Aysan Aqbalin In Doorashada Soomaaliya Lagu Saleeyo Nidaaka 4.5.