berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Wasiirkii Hore Ee Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir Cali Oo Ku Geeriyooday Magaalada Burco
April 6, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun.Alle Haw Naxariistee waxa goor dhawayd magaalada Burco ku Geeriyooday Wasiirkii Hore ee Wasaarada Xnaanada xoolaha somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir Cali.

cabdi aw dahir

Marxuun Dr. Cabdi Aw Daahir ayaa waxa ku soo booday xanuun deg deg ah, kaas oo sababay in loola cararo cusbitaalka guud ee magaalada Burco uu ku geeriyooday.

Marxuun Dr. Cabdi Aw Daahir ayaa ka mid ahaa siyaasiyiinta waa weyn ee somaliland, waxaanu mudo badan ka tirsanaa xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye, isaga oo xukuumadana ka soo qabtay xilal kala duwan, waxaanu soo qabtay xilka wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha iyo xilka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada somaliland, isaga oo haatana ka mid ahaa siyaasiyiinta ku midoobay isbahaysiga dimuqraadiyad doonka ah ee xisbiga Kulmiye.

Sidoo kale Dr. Cabdi Aw Daahir ayaa ka mid ahaa dhakhaatiirta waa weyn ee ka hawl gasha magaalada Burco.

Marxuun Dr. Cabdi Aw Daahir ayaa lagu aasi doonaa magalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer

 

Hadii aanu nahay Bahda Shabakada Wararka Ee Berberatoday.com Waxa aanu tacsi Udiraynaa Guud ahaan Bulshada Reer Somaliland gaar ahaan Qoyskiisii Iyo ehelkii uu Kabaxay Marxuumku anaga oo ilaahayn a uga baryayna inuu Naxariistioi jano ka waraabiyo Marxuum Cabdi Awdaahir Cali

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews