Daawo Muuqalka” Xuska 35 Guurada Aasaaskii SNM Iyo Mid Ka Mid Ah Dhacdooyinkii Ugu Yaabka Badnaa Geeska Afrika
April 7, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maanta Waxa laga Xusay 35 Guurada ka soo wareegtay Aasaaskii Ururkii SNM, Taasi oo Sannad Walba laga Xuso Guud ahaan Somaliland 6-da Bisha Afraad.
![SNM](http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2016/04/SNM.jpg)
Haddaba, waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij Gaar ah oo ka waramaya Aasaaska Ururkii SNM oo ku beegan 1981-kii Ee halkan Hoose Ka Daawada