berberatoday.com
Alle Ha Unaxariiste Marxuum Dr Cabdi Awdahir Oo Maanta Burco Aas Qaran Loogu Sameeyay Iyo Madaxweyne Kuxgeenka Somaliland Iyo Siyaasiyiin Tira Badan Oo Ka Qeyb Galay
April 7, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Inaalilaahi Wa Inaa Ilahayhi Raajucuun, Allah Ha u naxariistee waxa maanta aas Qaran magaalada Burco loogu sameeyey Marxuum Dr Cabdi Aw Daahir Cali oo maalintii shalay ahayd magaalada Burco Xunuun wadnaha ka Haleelay ugu Geeriyooday.

Aaskani qaran ee loo sameeyey Marxuum Dr Cabdi Aw Daahir Cali ayaa waxa ka soo qayb galay wafti balaadhan oo ka socda xukuumada somaliland oo uu hogaaminaayey Madaxweyne Ku Xigeenka Qaranka somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaciil saylici, Masuuliyiin ka socotay Asxaabta Mucaaridka Ah, Masuuliyiinta Isbahaygsiga Xisbiga Kulmiye Iyo Bulsho Weynta Gobolka Togdheer oo kumanaan iyo Kumaan Kor U Dhaafay.

Marxuumka Ayaa Waxa Salaadii Jinaasada Ahayd lagaga tukaday Masjid jaamaca Magaalada Burco Halkaasi oo ay Kaga Tukadeen Salaadaasi Bulshada Magaalada Burco qaybaheeda kala Duwan, Salaada jinaasada ka Bacdi waxa loo Gelbiyey Xabaalaha Cabdi Xirsiga ee Magaalada Burco Waxaana Aas Ka Dib Xabaasha Dusheeda hadalo kasoo jeediyey Masuuliyiintii Iyo Shacbi weynihii Kala duwanaa ee ka soo Qayb Galay Aaskaasi Qaran kuwaasi oo ilahay Uga beryey marxuumka in uu naxariistii jano ka waraabiyo Eheladii iyo Qaraabadii uu ka Baxayna uu samir Iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.

Goor Dhow Kala Soco Mareegtan Caalamiga Ah Ee Haqabtire News Muuqaalka Warkaasi Oo Faahfaahsan.

vlcsnap-2016-04-07-12h44m18s176

2

4

6

7

8

10

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews