berberatoday.com
Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Burco Utagay Tacsida Marxuum Cabdi Awdahir
April 7, 2016 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Waxa Magaalada Burco Soo Gaadhay Gudomiyaha Xisbiga Mucaradka Wadani Cabdiraxmaan Maxamed C/Laahi (Cirro) Waftigaasi Uu Hogaminayay Gudomiyuhu ayaa waxa ka Mid ahaa Gudomiye ku Xigenka Xisbigaasi Axmed Muumin Seed iyo Madax Sare ka Tirsan Xisbigaasi,

Gudomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa Booqday Guriga Uu Magalada Burco ka Deganaa Alle How Naxaristee Dr Cabdi Aw Daahir Waxaanu Gudomiyuhu Halkaasi ka Tacsiyadeyay Xaasaskii,Caruurtii iyo Guud ahaanba Qoyskii Uu ifka Kaga  Tagay Alle How Naxaristee Ex Wasiir Cabdi Aw Daahir,
Gudomiyaha Xisbiga Mucaradka wadani Cabdiraxmaan Maxamed C/Laahi (Cirro) Oo ka Hadlayay Tariikhda Marxumkani ayaa  waxa ka mid ahaa hadalidisii Sida Tan

“ ujeedka Aan u imi Magalada Burco waxa weyaan in Aan Tacsiyadeeyo Guud ahaanba Qaranka Somaliland Gaar ahaana Xaasaskii,Caruurtii,Aabihii Dhalay Marxuumka iyo Guud ahaanba Qoyskii iyo Qarabadii Uu ka Baxay Alle How Naxaristee Ex Wasiir Dr Cabdi Aw Daahir Cali,ilahay waxaan u waydinayaa inuu u Naxariisto una Danbi Dhaafo Jana Fardowsana ka Waraabiyo,Wuxuu ahaa Halgamaa ka soo Qayb-Qatay Halgankii Dheraa Ee ay Shacbiga Reer Somaliland ay Dib ugu Hanteen Qaran-nimadooda,Wuxuu Dr Cabdi Aw Daahir ka Qayb-Qatay Dibu dhiskii Qaran-nimada Somaliland waxaanu xilal kale duwan ka soo qabtay Dalkani Somaliland,Waxaan Qirayaa in Dr Cabdi Aw Daahir ahaa Shakhsi ay Shacbiga Reer Somaliland Qadarin iyo Maamus ay u Hayeen,inaa ilayhi wa inaa ilayhi raajucuun” Ayuu Yidhi Gudomiye Cabdiraxmaan Maxamed C/Laahi Cirro

 

Ugu danbaytii Gudomiyaha Xisbiga Mucaradka wadani ayaa isla Caawaba ka soo Anba Baxay Magalada Burco iyado oo uu gudomiyuhu usii jeeday dhanka casimada hargaysa oo la filayo inuu maalinta bariyaba gudomiyuhu u dhoofo doono wadanka Kenya gaar ahaana Casimadda Nairobi,Waxaana la Filaya in Maalinta Bariya Aas qaran loo samayn doono marxumkani ayna ka qayb-gali donaan Wafti ka tirsan xisbiga wadani oo uu horkacayo gudomiye ku xigenka xisbigaasi axmed muumin seed.

DSC_1380

DSC_1384

DSC_1393

DSC_1398

DSC_1401

DSC_1402

DSC_1408

DSC_1413

DSC_1417

DSC_1420

DSC_1427

DSC_1428

DSC_1431

DSC_1436

DSC_1439

DSC_1446

DSC_1452

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews