Hargeysa: Hawl Maalimeedka Dawlada Hoose oo Gaabi Ahaanba Istaagay Xoghayaha Fuliinta oo Sabab U Ah Iyo Daweynaha Caasimadda oo Cabasho Weyn Ka Muujiyey.
April 7, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-dawlada hoose ee hargeysa ayaa gaabsi weyn ku yimd hawl malimeedka dadweynaha ayaa u qaaban jirtay tas oo sabab u noqday xoghayaha fuliinta dawlada hoose .
Tan iyo intii uu xilka la wareegay xoghayaha fuliinta waxa dawlada hoose ee hargeysa ku yimid dibu dhaca aad u baladhan hawlihii ay ay dawladda hoose u haysay bulshadda ku dhaqan caasimadda