La Yaabka Aduunka”Maska Loo Yaqaano Jabisada Iyo Libaax Dagaal Dhexmaray Iyo Liibaaxii Oo Laga Adkaaday Lana Dilay+Daawo Sawirada
Brazil(Berberatoday.com)-Mas aad u weyn oo Jabiso ah iyo Libaax ayaa dagaal saacado badan qaatay waxa uu ku dhex maray deegaan ka tirsan magaalada Santa Catarina ee koonfurta dalka Brasil .
Maskaan oo lagu sheegay nuuca loo yaqaan Anaconda ee Jabisada ah ayaa waxaa dhaawac halis ah u geeystay Libaaxii balse Maska ayaa ugu dambeeyntii u suurto gashay in uu dhexda ka kala jabiyo Libaaxii oo iska jirin qiyaanada Maska la damacsanaa .
![libaxa_1](http://i2.wp.com/www.booramaonline.com/wp-content/uploads/libaxa_1.jpg?resize=614%2C461)
![libaxa_2](http://i2.wp.com/www.booramaonline.com/wp-content/uploads/libaxa_2.jpg?resize=614%2C346)
![libaxa_3](http://i0.wp.com/www.booramaonline.com/wp-content/uploads/libaxa_3.jpg?resize=614%2C461)
![libaxa_4](http://i1.wp.com/www.booramaonline.com/wp-content/uploads/libaxa_4.jpg?resize=612%2C332)