Madaxwaynaha Dalka Suudaan Oo Sheegay In Uu 2020ka Ka Degi Doono Xilka Madaxwaynenimo.
April 7, 2016 - Written by Berbera Today
Khartoum(Berberatoday.com)-Madaxweynaha waddanka Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir – kaasi oo ay Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada ay ku eedaysay inuu galay xasuuq, dambiyo dagaal iyo dambiyo ka dhan ah aadanaha – ayaa sheegay inuu xilka isaga degi doono 2020 markaa uu xilka haatan uu uga eg yahay.