berberatoday.com
Qiimihii Jaadka Oo Cirka Isku Shareeray Kadib Markii Ay Shirkadaha Ina Afdiinle,Gaafane Iyo Farasku Ku Heshiiyeen Inay Sicir Midaysan U Jaraan
April 7, 2016 - Written by Berbera Today

jaadHargeysa(Berberatoday.com)-Qiimahii rubuca jaadka Jibiska loo yaqaano ee horaanti bishii hore (March) ahaa SSh 25,000 ayaa magaalada Hargeysa maanta lasii sanayey 60,000 halka mijinta qaadka Dadarta ah lagu iibsanayey SSh 12000 iyadoo ay todobaadkii hore mijintu taagneyd SSh7000-8000.

Sicirkan Jaadka ee mar kaliya cirka isku shareeray ayaa loo aanaynaya heshiis qarsoodi ah oo dhawaan dhex maray sadexda Qaadle ee ugu tunka weyn dalka kuwaasoo isku afgartay inay sicir isku mid ah oo ay isla ogyihiin markasta u jaraan jaadka si ay badeecadooda ugu qaali garawdo.Sadexdan Qaadle oo kala ah Kowsar Afdiinle,Aamina Gaafane Iyo Faraska ayaa sida la sheegay qaba isku haleyn ah in dadka jaadka cunaaa aanay iska dayn karin balwadoodaasi oo si kastoo qaadku loogu qaali gareeyo ay iibsanayaan.

 Lacag adag oo lagu qiyaasoo sadex boqol oo milyan oo Doolar ayaa Somaliland sanadkii kaga baxda qaadka lagu isticmaalo kaasoo laga keeno dalka Ethiopia, marka laga reebo qaad magaalada Laascaanood uga yimaadda dhinaca Kenya oo nooca Miraha loo yaqaano ah .
sidoo kale waxa guud ahaan kor ukacay Gobolada dalka iibka Jaadka noocyadiisa kala duwan ha ugu daraato Caasimada Hargeysee
Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews