berberatoday.com
Shan Qof Oo Ku Geeriyooday Daadad Ka Dhashay Roob ka Da’ay Degmadda Dilla Ee Gobolka Awdal.
April 7, 2016 - Written by Berbera Today

Dilla(Berberatoday.com)-Shan qof ayaa xalay fiidkii ku dhintay jiida degmadda Dilla ee gobolka Awdal, ka dib markii ay qaadeen daadad xoog leh oo ka dhashay roob ka da’ay halkaasi, sida uu warbaahinta u sheegay Guddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax).

daaad

Dadkan dhintay ayaa daadku qaaday waxaanu Guddoomiyuhu intaas ku daray inay jiraan dad ay wali baadi goobayaan oo ay raacdeynayaan raq iyo ruux-ba.

Degmadda Dilla waxay ka tirsan tahay gobolka Awdal ee galbeedka Somaliland oo ahaa gobolka ay dhibaatada ka dhalatay abaarta ka jirta Somaliland ku laxaadsatay, iyadoo ay deegaamadda Awdal iyo Selal ay hore ugu dhinteen 12 qof oo iskugu jiray waayeel iyo caruur oo haraad iyo macaluul u le’day.

Roobka gu’ga ayaa ka curtay deegaamo kala duwan oo ku yaalla Somaliland, hase yeeshee waxa wali ka socda gobollada dalka gurmadka baaraha oo lagu wado inay riiq dheeraato, maadaama oo xoolihii ay bulshadda reer guuraaga ahi dhaqanayeen ay ku le’deen abaartan oo saddex jirsatay.

Dawladda Somaliland ayaa hore u sheegtay in gobollada Awdal iyo Selal ay gurmad deg deg ah u baahan yihiin qoysas lagu qadaray 20 kun oo qoys oo ku filiqsan labadan gobol.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews