Daawo Muuqalka”Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Iyo Wasiiro Xukumada Katirsan Oo Kormeeray Qeybaha Cusub Ee Dekeda Berbera Lagu Kordhinayo Iyo Maamulka Sare Ee Dekeda Oo Kawar Bixiyay
April 8, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(berberatoday.com)-Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilahi Ismaaciil(Seylici)iyo wafti uu hogaaminayo oo kasoo Laabtay aaskii Marxuum Dr Cabdi Awdahir Cali oo shalay magaalada Burco loogu sameeyay Aas Qaran ayaa maanta kornmeeray dhismaha qeybaha Cusub ee Dekeda Berbera lagu kordhinayo gaar ahaan qeybta Cusub ee loogu magac Daray Wajaale waxaana Madaxweyne Kuxigeenka Uga warbixiyay dhismayaashaa qeybahaa Cusub Maareyaha Dekeda Berbera Eng. Cali Xoorxor Iyo Kuxigeenkiia Cumar Abokor Jaamac