berberatoday.com
” Hadii Uu Roob Ka Da,Ay Somaliland Lacagtii Abaaraha Ee Rer Somaliya Ku Caawiyeen Waa In Ay Iska Soo Celiyaan “… Wasiir Ku Xigeenka Amniga Ee Somaliya
April 8, 2016 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Wasiir ku xigeenka wasaarada Amniga iyo faderaalka ee dalka Somaliya Cabdirashiid Maxaxmed Xidig ayaa waxaa uu sheegay in abaaro xoogani ay ka jiraan  qaar ka mid ah gobalada dalka Somaliya  isla markaana  hadii  ay gobalada Somaliland ay ka curteen roobabkii Gugu  ay iska soo celiyaan lacagtii gurmadka abaaraha ee rer Somliya ku caawiyeen waxii aanay  ka isicmaalin isla markaana gaar gaar loogu geyn doono dadka ay abaaruhu ku haystaa gobalada dalkaasi Somaliya .

xidig

Wasiir ku xigeenka ayaa waxaa uu hadalkan ka sheegay  madal uu ku soo dhaweynaayey  waftigii dhawaan Somaliland safarka ku yimid ee siday deeqda caawimo ah  oo maanta dib ugu noqdey caasimada dalka Somaliya ee moqdisho

Cabdirashiid Maxamed Xidig wasiir ku xigeenka amniga iyo faderaalka ee dalka Somaliya oo arintani ka hadlaya ayaa waxaa uu yidhi

“Gobalo balaadhan oo dhinca konfurta ah wali roob kamuu da,in Putland laga soo bilaabo ilaa koofurta gobalo ka mid ah wali roob muu helin isla markaana mid la mid ah abaartii gobaladii waqooyiga  ayaa ka jirta .

Markaas maanta waxaa la rabaa idinka oo aan kaba iska baxin in aad hawshaas wax ka qabataan, intii aad maqnaydeen haayadihii waan la kulanay shalayna waxaanu la kulmny kuwii islaamka ahaa , hadii ay markaas haayaduhu wax  ina siiyaan waxaa la keeni doona marka uu roobku in helo oo way la habsaamayaan markaas waxaa la rabaa lacagtii aynu iska uruurinay waxii aad hayseen iyo waxii aynu hayno in  aynu booyado biyo ah ugu geyno , Dhulkaa rer Somaliland na  hadii uu roob ka da,ay inta ka hadhey lacagtii caawimada waa in ay inagu soo wareejiyaan ayaa laga rabaa” ayuu yidhi wasiir ku xigeenka wasaarada amniga iyo faderaalka ee dalka Somaliya

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews