berberatoday.com
Jabuuti Oo Raali Galin Ka Bixisey Xadhig iyo Mastaafuriskii ay Kula Kacday Wariyayaal ka Socday Bbc,da
April 8, 2016 - Written by Berbera Today

Jabuuti(Berberatoday.com)-Xukumada Jabuuti waxay raali galin buuxda ka bixisay xadhigii iyo mastaafuriskii ay kula kacday wariyayaal ka socday Bbc,da kuwaasi oo dalkaasi u yimi tabin wararka doorashada ka dhacaysa dalkaasi 8 da bisha abriil.

Warbixin ay ku raali galinaysay Dawlada Jabuuti Bbc,da oo ay u dirtey ayaa waxa ay ku tidhi,

“Mas’uuliyiinta dowladda kama war haynin dhacdada weriyayaasha, taas oo sababtay in laamaha ammaanka ay tallaabo qaadaan.”

“Waxaan ka cudur daaranaynaa arrintaasi. Balse waxaa muuqata in weriyayaasha BBC-da aysan sheegin war buuxa oo sugan oo ku saabsan wararka ay doonayeen inay tebiyaan marka ay codsanayeen in la siiyo fasax ay ku soo warramaan.”

Sidaasi waxa lagu yidhi qoraal raali galin ah oo ay xukumada Jabuuti u dirtey Bbc’da

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews