Daacish Oo Qafaalatay Boqolaal Shaqaalaha Warshad Ku Taal Dalka Siiriya
April 9, 2016 - Written by Berbera Today
Suria(Berberatoday.com)-Kooxda Daacish ayaa lagu soo waramayaa inay afduubatay dad gaaraya 300 oo kamid ahaa shaqaalaha Warshad shamiintada soo saarta oo ku taal wadankaasi Siiriya.
