berberatoday.com
War Hayaa Xiiso Malaha”Madaxweynaha Geelaaha Jabuuti Oo La Shaaciyay Inuu Doorashadii Jimcihii Jabuuti Ka Dhacday Ku Guulaystay
April 9, 2016 - Written by Berbera Today

Jabuuti(Berberatoday.net/com)-Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Ku caan baxay kalitalisnimo islamarkaana hogaanka dalka Jabuuti la wareegay sanadii 1999kii ayaa habeenkii xalay sacadihii danbe ay shaaciyeen kooxo isaga ushaqeeya oo ku magacaaban Komishanka doorashooyinka dalkiisu inuu doorashadii dalkaas shalay Jimcihii ka dhacday uu ku guulaystay codad aad utira Badan oo aqlabiyada ah,

Madaxweyna Ismaaciil Cumar Geelle oo da,diisa lagu sheegay 68 jir ayaa Afar jeer oo uu doorashada dalka utartamay mar walba kaligiii ku guulaystay iyada oo aanay jirin mucaarad si xora ula tartamay oo dalkiisa ka jira inta badan soo samaysta shaqsiyaad uu ku sheego inay hogaamiyayaal ka yihiin xisbiyo mucaarad oo aan wax saamayna lahayn.

Doorasha uu Markii sadexaad ku guulaystay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele ayaa iska cadayd oo laga sii war qabay in aanay jirin cid xor ah oo la tartamaysa oo kursiga kula loolami kartaa. sidoo kale waxa aduunka oo dhami ka warqabaa inuu Madaxweyne Geele yahay mujrim kaligii Taliye ah oo cid kasta oo kursiga Madaxweynenimada dalkaas huguraysa si axmaqnimo ah ukhaarajiyay iyada oo boqolaal Siyaasi oo dalkiisa kasoo jeedaa Ciida hoos mareen kadib markii siyaabo kale duwan loo klhaarajiyay kuwo kaloo badanina ay xabsiyada Jabuuti ku jiraan sanado badan.

Isku soo wada duuboo Natiijada kasoo baxaday doorashada Maalintii jimacaha dalka jabuuti looga dareeray ayaa lasii wada ogaa in aanay cidina kula tartamaynMadaxweyne Geele waxaana la odhan karaa odhaahdii somaaliyeed ee ahayd war hayaa Xiiso malaha.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews