Agaasimaha Guud Ee Cusbitaalka Magaalada Burco Oo Wasaarada Caafimaadka Somaliland Ku Eedeyey Inay Ka Gaabisay Inay Cusbitaalada U Dhisto Qolalka Gergaarka Deg Deg Ah Ee ICU-ga
April 10, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha cusbitaalka guud ee magaalada burco Dr Maxamed Axmed Cabdi “Carabeyto”ayaa xukumadda Somaliland gaar ahaana wasaarada caafimaadka Somaliland ku dhaliilay inay gabiyeen inay cusbitaalada waa wayn ee gobolada dalka u dhisaan qolalka gergaarka deg deg ah loo yaqaano “ICU” isla markaana la dhigo dadka xaaladooda caafimaad aad u liidato.
Waxana uu agaasimuhr tilmaamay inuu qolalkaasi ay ku yaalaan oo kaliya cusbitaalka wayn ee magaalada hargeysa uuna isagu hirgaliyay,sidoo kalena waxa uu shegay dadka la dhigo qolaalkaa waxana uu yidhi