berberatoday.com
Ciidamada Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Nin La Sheegay Inuu Habeen Hore Dil Ugu Gaystay Magaalada Hargeysa Nin Ganacsade Ah
April 10, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada qaranka Somaliland ayaa gacanta ku dhigey nin la sheegay inuu gacan-ku-dhiigle yahay isla markaana ahabeen hore dil ugu geystey magaalada Hargeysa gudaheeda ALLE ha u naxariistee Marxuum Cismaan Daahir Muuse-liin oo ka mid ahaa Ganacsatada magaalada Hargeysa.

Ganacsadahan ayaa IHUN waxaa diley nin lagu magacaabo Dayib Cabdi Faarax oo ay ciidanka Boolisku gacanta ku soo dhigeen habeen hore,markii uu dilka geystey kaddib.

Illaa hadda lama garanayo sababta uu eedeysanahani uu u diley ALLE ha u naxariistee Marxuum Cismaan Daahir Muuse-liin oo ka mid ahaa Ganacsatada magaalada Hargeysa.

Waxaana wali ay ciidamada qaranka Somaliland ay ku daba jiraan ciidi ka danbayysa dilka ninnka ganacsada ah.

 

Waxase warar aan la xaqiijinin sheegayaa in sababta dilka Marxuumka keentay la xidhiidho dhul laysku haystay.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews