5 Qof Oo Ku Dhintay Qarax Baabuur Oo Kadhcay Muqdisho
April 12, 2016 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Shan qof ayaa ku dhimatay, toddobo kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii baabuur lagu qarxiyay maqaayad la buuxay ee degmada Xamarweyne, sida uu BBC u sheegay afhayeenka gobolka Banaadir.]
![F4B7923E-4FFB-4D00-9E8F-F3045C766D04_w640_r1_s](http://baligubadlemedia.com/bgm/wp-content/uploads/2016/04/F4B7923E-4FFB-4D00-9E8F-F3045C766D04_w640_r1_s.jpg)