berberatoday.com
“Faysal Cali Waraabe Isaga Oo Kaligii Gidaar Fadhiya Oo Aan Gabadh Yarna Looga Tagin Ayuu Ii Yimid..” Muj.Cali Guray
April 13, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye ku xigeena saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID muj.Cali Yuusuf Axmed (Cali Guray ) ayaa waxaa uu  sheegay in gudoomiyaha xisbigaasi uu yahay shaqsiga gacantiisa ku baabiinaaya xisbiga UCID waxaana uu yidhi

Cali Guray(1)

“Ucid waxaa loo bur burinayaa oo uu Faysal Cali Waraabe qandaraas ku soo qaatey  in uu musharaxnimada uu ka qaado Jamaal Cali Xussen oo uu isagu uu noqdo musharax halkaasina waa dhamaadkii Ucid .

Sidoo kale Cali Guray ayaa waxaa uu  ka jawaabey eedo uga yimid Faysal Cali Waraabe oo sheegaayey in uu Cali Guray yahay qabyaaladeyste waxaana uu yidhi

” Hadii ay bahashu  habeen tirsi tahay Muuse Biixi Iyo Jamaal kee baa aniga i  xiga  markaas anigu Jamaal Cali Xussen baan la socdaa Muuse Biixna waan ka soo hor jeeda , laba nin oo isku xisbi ah inta uu  ka hadlaayo maan raaco Muuse Biixi ileen waa qabyaaladeyste ayuu leeyahay oo aan Jamaal Ka Tago ” ayuu yidhi

Ugu danbeyntii Cali Guray waxaa uu sheegay markii uu xisbiga Yimid in  aanay cidna joogin oo uu Faysal dhex fadhiyey gidaar cidlo ah waxaana uu yidhi

“Isaga oo gidaar cidlo ah yaala oo lagaga tagey oon inan yar lagaga  tagin oo kaligii ooyaaya ayuu ii yimid waxaana uu igu yidhi hadii Jamaal musharax ka  noqdey UDUB abti anigana waxaad ii doontaa Maxamed Biixi Yoonis waana kan uu maanta  igu caayaayo ee uu leeyahay wuu raacsan yahay ” ayuu hadalkiisii ku soo gabo gabeeey Muj.Cali Guray

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

Berberatoday.net/com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews