berberatoday.com
Muuse Biixi Iyo Kooxda Ku Xeeran Oo Dafiray Buug Ay Soo Samaysteen Shaki Badan Galiyay Xukumada Iyo Shacabka Somaliland Sawirka Muuse Lagu Soo Xardhay
April 13, 2016 - Written by Berbera Today

buuga-shakigu-kadhashayHargaisa(Berberatoday.com)-Afhayeenka KULMIYE waxa uu ka hadlay buug la sheegay inuu yahay waxqabadka xukuumadda oo muddooyinkii u dambeeyey lagu faafinayey baraha bulshadu ku wada xidhiidho, waxaannu yidhi,

“Beryahan waxa baraha bulshada qaarkood lagu arkayey buug tilmaamayey waxqabadka xukuumadda oo galkiisa sare uu ku yaalo sawirka Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, buugga waxqabadka waxa soo saaristiisa iska leh xukuumadda, shaqo xisbigu ku leeyahayna ma jirto, waxaana hoggaamiye ka ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo adeegayaashiisa u qaabilsan fulinta hawlaha guud.” “Intaanu ka ognahay waa buug daabacaadiisa ay samaystay cid dano gaar ah ka lehi,” ayuu ayuu yidhi  Afhayeenka xisbiga KULMIYE Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi).

buuga shakigu kadhashay

 

Berberatoday.net/com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews