berberatoday.com
“Carruurta Ay Kooxda Boko Xaaraam U Isticmaalaan Qaraxyadu 75% Waa Gabdho Yaryar..” Qaramada Midoobay Oo Warbixin Kasoo Saartay
April 14, 2016 - Written by Berbera Today

Nigeria(Berberatoday.com)-Qaramada Midoobay, ayaa sheegtay in Kooxda Boko Xaraam Carruurta ay u isticmaasho weerarada is qarxinta ay korshisay toban jibaar sanadkii hore.

Warka Qaramada MidoobayHay’adda Qaramada Midoobay ee daryeelka Carruurta ee UNICEF ayaa sheegtay in afartan iyo afar Carruur loo isticmaalay inay ku qaadaan weerar Dalalka Cameroon, Chad iyo Nigeria sanadkii hore, markii la barbardhigo 2014.

Waxay sheegtay shantii qof ee isqarxisa in hal uu yahay Carruurta hadda, iyadoo 75% ay yihiin gabdho.

UNICEF ayaa sheegtay in Gabdhaha inta badan la siiyo maandooriye. Kadib waxaa lagu xidhaa jidhkooda waxyaabaha qarxa, oo lagu qasbaa inay is qarxiyaan.

 

 

 

Berberatoday.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews