Dawladda Somaliland Oo Dhexda Ugu Jirta Dagaalka Diblomaasiyadeed Ee Masar Iyo Itoobiya.
April 14, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dalalka Masar iyo Itoobiya oo ka mid ah wadamada ugu awoodda wayn qaaradda Afrika ayaa waxaa beryihii u dambeeyey sii xoogaysanayay dagaalka dhinaca diblomaasiyadda ah ee u dhexeeya kaa soo intiisa badani uu ku qotomo masaalixda biyaha wabiga Niilka.
![flag](http://i0.wp.com/ilaysnews.com/wp-content/uploads/2016/03/flag.jpg?resize=499%2C384)