Jaamacada Gollis Oo Tahli Kari Weyday In Ay Mushaharka Siiso Macalimintii Wax U Dhigaayey Ardeyda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Jamaacada Gollis oo ku taala Magaalada Hargeysa isla markaana qeybo ku leh magaalooyinka Berbera Iyo Burco dhigtaan kumaan kun oo ardey sanad walbana waxaa ka qalin jabiya ardey kor u dhaafaya 1000 qof .

Jamaacada ayaa bilihii u daneeyey waxaa soo food saartey lacag yari waxaana ay arintani soo shaac baxdey ka dib markii ay muddo-haraad shaqo joojin ah ay sameyeen macalimiinta ardeyda wax u dhigta oo sheegay in aan mushaharkoodii la siin muddo shan bilood ah .