Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaafka Xisbiga Mucaaradka Ah UCID.
April 14, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil (Saylici) ayaa waxaa uu ka hadley khilaafka furka tuuray ee ka dhex taagan masuulyinta ugu sar sareysa xisbiga UCID.
Muddane Saylici ayaa waxaa uu sheegay in ay saaxada ka baxayaan 2 xisbi iyo wax ka badani inta aynu bar baradka ku nahay dumuqraadiyada isla markaana ay iskaga keen khaldan yahiin dumuraadiyada iyo qabiilki isaga oo arintani ka hadalayana waxaa uu yidhi