berberatoday.com
Waxaan aad uga xunahay kalmadaha aan fiicnayn ee ka soo yeedhay ninkii muuse w/Qoray Axmed Guuto
April 14, 2016 - Written by Berbera Today

Waxaan aad uga xunahay kalmadaha aan fiicnayn ee ka soo yeedhay ninkii muuse runtii taasi waxay ka marag kacaysaa in aanu muuse iska daa inuu siyaasad hogaamiyee aanu u qalmin inaan xaflad lagu macsuumin waayo dadkuu caayayaa madaxnimaduna ma ah waxa layska dhigdhigo ee waa haybad qofka ilaahay u dhaliyo +++++++++++++++++++++++++++++++++++++
Waxaa lagu macsuumay meel layku macsuumo meesha ugu sharafta badan hadana ilayn waa muuse wux ugu baedelay cay reer berberaw Tuug baa tihiin kabaha iyo mobileadaa xadaan dadkana badaa ku baqtiisaan iyo waxyaaabo lamida ilaahayaw hana ka shifin sida muuse ++++ Taasi waxay muujinaysaa muuse necaybkuu Berbera u qabay inuu is haysan waayey waayo horaa loo yidhi ++waxa aad caloosha ku hayso ayuu afku kaa xadaa
+++++++ +++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++
Waxaan intaa ku darayaa ++ Niman badan oo Berbera jooga ayaa aad u amaana muuse oo xataa gaadhsiiyey inuu yahay wali dee ka guro++++ Reer Berberana dub u eegis baad ku samaynaysaa sida ay ka yeelayso sanduuqa muuse.

+++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++
Wabilaahi tawafiiq

Ahmed Guuto

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews