berberatoday.com
Hargeysa”Labadii Biriish Ee Caasimada Oo Qarka U Saaran In Ay Dumaan Iyo Wasiir Cali Mareexaaan Oo Gabay Hawlihii Qaran U Hayey .
April 15, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa guud ahaan Somaliland  ka curtey  roobabkii Guga  kuwaasoo ay dadku ku dirsadeen isla markaana ka jabiyey abaar xoogan oo dadka iyo dalkaba ku dhufatey

cali

Roobabka  ayaa marka ay da,aan biyaha ka soo rogmada buuruhu waxaa ay sameyn ku yeesheen labada Biriish (Bundo) ee ay caasimadu leedahay kuwaas oo ay biyahani    hoosta ka maraan  biriisha mararka qoorkoodana ah kuwo aad u xoogan badan sida biyihii xalay ku soo rogmaday dooxa Hargeysa

Hadaba labada biriish ee Caasimada Hageysa ayaa waxaa ay biyahani wax yeelo u  geysteen qeybo ka mid ah  kuwaas oo suurto galin karta in uu biriishku dumo ama uu go,o

Biriishyada ayaa waxaa ay u baahan  yahiin wahtiyada roobabku ay jiraan in indho gaar ah lagu eego isla markaana laga war hayo balse wasiirkii ay xukuumada Somaliland ay arintanu u xil saarte ee wasiirka wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryenta Muddane Cali Hassan (Cali Mareexaan) ayaa u muuqda masuul aan warba ka hayen isla markaana dayacay hawlihii qaranku u dhiibtey kagana mashquulay hawlo kale

Dhawaan Filo Sawiro iyo muuqaalo  Warkani ku saabsan  oo ay shabakada Ilaysnews ay idiin soo gudbin doonto

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews