berberatoday.com
Mulkiilaha Hutelka Maansor Ee Berbera Oo Qorsheystay Inuu Xeebta Batalaale Xaydaab Ku Xidho Iyo Shacabka Iyo Maamulka Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Ka Horyimi”Daawo Warbixin Muuqal Ah
April 15, 2016 - Written by Berbera Today

m2Berbera(Berberatoday.com)-Mulkiilaha Hutelka Maansor Ee Berbera Oo Qorsheystay Inuu Xeebta Bataale Xaydaab Ku Xidho si uu dadka usoo dalxiis tagaya uga kireeyo waxaana arintaas ka horyimi oo dhawaaq dheer kaga jawaabay shacabka reer Berbera iyo kuwa ka yimaada gobolada dalka ee Xeebta batalaale usoo dabaal iyo dalxiis taga, sidoo kale waxa iyaguna agab dhagxaan ubadan oo Maamulka Hutelka Maansor Ee Berbera fagaaraha hore Hutelkaas soo dhoobeen ka guray Maamulka dawlada Hoose Ee Berbera sheegayna in aanay cidina xidhan karin Xeebta batalaale sidoo kalena masaafo laba boqol oo Mitira ah aan looga soo dhawaan karin biyaha bada waxa sidaas sheegay Gudoomiyaha golaha deeganka degmada Berbera isaga oo tilmaamay in sharci caalamiya ay tahay in aan xidhasho xeebta la xidhe aan masaafadaas Labada Boqol ee Mitir ah looga dhawaan karin Bada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixin Dhamaystiran

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews