Sadex Wiil Oo Walaalo Ah Oo Ceerigaabo Kusoo Bandhigay Kitaabo Sadex Ah Oo Diiniya Oo Ay Qoreen”Daawo Muuqal
April 15, 2016 - Written by Berbera Today
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa waxaa lagu soo bandhigay Saddex Wiil oo Walaalo ah oo ku guulaystay inay qoraan Kitaab Diiniya oo dadka wax u taraaaya.