berberatoday.com
Xildhibaan Ka Mid Ahaa Golaha Guurtida Somaliland Oo Geeriyooday
April 15, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle ha u Naxariisto’e waxa habeenkii xalay Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Sheekh Khaliif Sheekh Xasan Gudaal oo ka mid ahaa Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland.

Marxuum Sheekh Khaliif oo Muddooyinkii u dambeeyay Xanuunsanayey, ayaa Xalay ILAAHAY oofsaday sida uu baahiyey Telefiishanka Qaranka Somaliland (SLNTV).

Marxuum Sheekh Khaliif, ayaa ka mid ahaa Waxgaradkii lagu aasaasay Golaha Guurtida Somaliland isla-markaana illaa Wakhtigaa ku hawlanaa Nabadeyn iyo Wanaag-farista Dadweynaha.

Gudaal

Sheekha, ayaa Alle ha u Naxariistii kaalin weyn ka soo qaatay Nabadeynta Beelaha Somaliland iyo xallinta Khilaafaadka Siyaasadeed ee dalka ka dhacay ka hor doorashadii 2010-ka, kaasi oo u dhexeeyay Xukuumaddii Daahir Rayaale iyo Xisbiga KULMIYE oo wakhtigaa uu hoggaaminayey Madaxweynaha hadda ee Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo.

Marxuumka waxa Aas Qaran loo samaynayaa Jimcaha Barri Haddii Alle yidhaahdo.

Sheekh Gudaal

Bahda Himilo, waxay Tacsi u dirayaan Ehelka, Qaraabada iyo Qaranka Somaliland ee uu ka baxay, Marxuumkana waxay ILAAHAY uga baryayaan inuu Naxariistii Janno ka waraabiyo, Qabrigana u Waasiciyo.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews