berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Cabdirashiid Xassan Mataan Oo Dhaliilo Culus U Soo Jeediyey Gudoomiye Faysal Cali Waraabe
April 16, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayha warfaafinta xisbiga mucaaridka ee Waddani Cabdirashiid Xassan Mataan  horena u ahaan jiray musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga UCID ayaa waxa uu dhaliilo culus u soo jeediyey gudoomiyaha xisbiga  UCID  Eng Faysal Cali Waraabe

cabdirashiid Xasan mataan

Muddane Cabdirashiid  Xassan Mataan waxaa uu sheegay in Faysal Cali Waraabe uu horseed u ahaa muddo kordhintii loo sameeyey xukuumada madaxweyne Siilanyo iyo hakintan lagu sameeyey diwaangalinti cod bixiyaasha waxaana uu yidhi

” Waxaan canbaareynayaa  Eng Faysal Cali Waraabe waliba si shaqasi ah baan u canbaareynaa  gudoomiyaheygii buu ahaa waxaa uu  gudoomiye u ahaa xisbi ah hanti umada Somaliland leedahay xisbigaas waxaa u  codeeyey oo soo saaray dad aan ka yareyn Boqol Kun Oo Qof waxaana uu leeyahay in ka badan dhawr iyo koton xildhibaan oo dawladaha hoose ah  lakiin xisbigii sidaas ahaa waxaa uu Faysal ka dhigay wax umada Somaliland lagu carqaladeeyo .

Faysal waxaa uu hormuud ka ahaa muddo kordhintii xukuumada loo Sameeyey waxaa uu maantana uu hormood ka ahaa hakintii diwaangalinta waxaana u markhaati furaayey gudoomiye Saleeban ” ayuu xoghayha warfaafinta ee xisbiga Wadani Cabdirashiid Xassan Mataan horena u ahaan jiray musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCID .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

Berberatoday.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews