berberatoday.com
Maayar Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Solteco Oo Maxkamada hargeysa Ugudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Tvga Star
April 16, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)- warar Madaxbanaan oo soo gaadhaya Warbaahinta ayaa waxaa ay shagayaan in maayarka  caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Solteco uu dacwad ku furay telefiishanka Star TV   oo ka hawl gala Somaliland isla markaana xarunta ugu weyn ku leh magaalada Hargeysa

solteco

Maayarka ayaa waxaa uu dacwad  u  gudbiyey makamada  degmada Hargeysa waxaana la sheegaya  in ay sabab u tahay ka dib markii  uu  telefishankaasi sii daayey cabashooyin ay bulshada degmooyinka caasimadu ka cabanayeen wax qabadka maayarka oo ay ku sifeeyen  mid ku fashilmay hawlihii loo dhiibay taas oo uu Mr.Solteco xamli kari waayey  miciina biday in uu maxkamada dacwad u gudbiyo

Halkan Hoose Ka Daawo Wararka Mayarka Caasimadu ka Gubtay ee Dacwada keenay uu ka Gudbiyay Tvga Star Keenay

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews