berberatoday.com
Meydadka Laba Kamida Sadexdii Caruurta Ahaa Ee Badu Liqday Oo Hada La Helay Iyo Mid Meydkiisa Wali La Baadhayo
April 16, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Maydadka laba kamida sadexdii Caruurta ahaa ee badu liqday  galabta oo hada la helay iyo mid wali layahay oo maydkiisa la baadhayo.

Waxaana ku hawlan baadhitaanka maydadka caruurtan shacab aad utira badan oo reer Berbera ahy iyo dadka ka shaqeeya bada oo dabaasha yaqaana,

Waxa aanu ka cudur daaranaynaa inaanan Magacayada caruurta Badu liqday oo Sax Wali Helin mashquul jira awgii oo waalidiinta caruurta dhalay ku hawlan yihiin baadhitaanka maydadka iyo Naxdin jirta oo waalidada caruuraha dhalay naxsan yihiin balse wararkayaga danbe ayaanu kusoo gudbin doonaa, insha allah

 

maydka

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews