berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Sadex Caruur Ah Oo Bada Berbera Liqday Oo Meydadkoodii La Layahay
April 16, 2016 - Written by Berbera Today

Xeebta BerberaBerbera(Berberatoday.com)-Bada Berbera ayaa goordhawedyd liqday sadex caruur oo ku dabaalanaayay agagaarka Dekeda kaluumaysiga Berbera,Sadexdan caruur ah oo reer Berbera ah ayaan ilaa hada maydadkodii lahayn oo la baadhaya, waxaana la sheegay in xiliga ay bada galayeen caruurtani inay kasoo rawaxeen Malmaacad qurxaan ku taala xaafada daaroole ee Berbera oo ku dhaw goobta ay bada ka galeen ee agagaarka xarunta kaluumaysiga Berbera ee Neck fish.

sadexda caruur ayaa  waxa dadooda lagu qiyaasaya 8 jir ilaa 7 jir inta udhaxaysa waxaana sadexda caruur ee badu liqday laba kamida kala dhalay Axmed Haybe Warsame(Malas)oo kamida shaqaalaha Dekeda Berbera iyo Maxamed Saalax oo isaguna kamida dadka reer Berbera ahaan jiray Ganacsade ka shaqeyn jiray shirkada Sigaarka ka ganacsata oo la odhan jiray Bat.Wiilka sadexaad ayaan ilaa hada la aqoonsan cida dhashay walina waxa bada laga baadhayaa Meydadkoodii oo aan lahaynin, waxaana xeeliga bada ama halkii ay bada ka galeen laga helay maryahoodii iyo buugaag ay siteen. 

Sababta liqida Bada ee caruurtan ayaa loo aanaynayaa bada oo kusoo buuxsantay markii ay galeen iyada oo caarid ah ilaa hada noomay suuragalin in aanu war ka helo waalidiinta caruurtan dhalay oo ku hawlan baadhista maydadka caruurta oo bada laga baadhayo

Wixii war kasoo kordha kala soco shabakada wararka Berberatoday.com/net

 

 

 

Berberatoday.net/com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews