berberatoday.com
500 oo dhalinyaro ah ayaa maanta badda ku naf waayey. Ilaahay naxariistii jannaddii ha ka waraabiyo. Dalkoodii ayeey quus ka taagnaayeen;
April 17, 2016 - Written by Berbera Today

500 oo dhalinyaro ah ayaa maanta badda ku naf waayey. Ilaahay naxariistii jannaddii ha ka waraabiyo. Dalkoodii ayeey quus ka taagnaayeen; oo nolol, mustaqbal, iyo shaqo la’aan ayaa ku kaliftay in dalkooddii hooyo ka cararaan. Barbaartu ha ku fikiraan in ay dalkoodda naftooda dul dhigaan si isbedel aayo leh loogga sameyn lahaa intii ay baddaha ku dhamaan lahaayeen. Runtii waa dhimasho laga naxo; mustaqbalka da’yartaasi ay hantidii lagu horumarin lahaa ay koox u afduuban tahay, iyagiina ay baddaha ku naf waayayaan. Ilaahayoow dadkayga wanaaga garansii.

 

Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid

Aqoonyaha Jamaal Cai Xuseen

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews