Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Xisbiga UCID Oo Dacwad Ka Dhan Ah Gudoomiye Faysal Cali Waraabe U Gudbiyay Gudida Diiwaangalinta Ururada Siyaasada Iyo Ujeedada Kulan Ay La Qaateen Gudidaas
April 17, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxwayne ee xisbga UCID aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID mujaahid Cali Guray xildhibaano kasoo baxay xisbiga iyo garyaqaano iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan xisiga ayaa maanta gudida diiwaangalinta ururada siyaasada u gudbiyay dacwad ka dhan ah gudoomiye Faysal Cali Waraabe.