berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Maxamed Citiraaf Oo Shaaciyay Inuu Yahay Musharax Utaagan Doorashada Golaha Wakiilada Ee 2017 Fariin Adagna Udiray Faysal Cali Waraabe
April 17, 2016 - Written by Berbera Today

Maxamed CitiraafBerbera(Berberatoday.com)-Maxamed Muuse Yuusuf(Maxamed Citiraaf) oo ah Muwaadin reer Somaliland ah oo wadamo badan oo caalamka kamida usoo maray citiraaf raadinta Somaliland iyo Gooni isutagaa Somaliland islamarkaan ah Qurba joog dagan dalka ingiriiska balse waayadan danbe dalka sugnaa oo dagan magaalada Berbera ayaa maanta mar uu warbaahinta la hadlaayay sheegay inuu yahay Musharax Utaagan doorashada golaha wakiilada Somaliland isaga oo xusay inuu ka tanaasulay jiif Caaqilnimo loo waday in loo caleema saaro oo walaalkii dhawaan ka geeriyooday,

waxaanu Maxamed Citiraaf sheegay inuu beesha uu kasoo jeedo ee Koonfurta Hargeysana uu kalsooni buuxda ka haysto. sidoo kalena waxa uu baaq udiray guud ahaan Shacabka Reer Somaliland oo dhan oo uu ka codsaday inay taageeraan musharaxnimadiisa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixinatan Oo Dhamaystiran

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews